Suuq-geynta Dijitaalka – Hal-abuurka Cusub ee Ganacsiga Casriga ah
Dunida maanta, suuq-geyntu ma aha oo kaliya warbaahinta caadiga ah ee raadiyaha, TV-ga, iyo waraaqaha lagu daabaco. Teknoolojiyadda casriga ah ayaa furtay waddo cusub oo loo yaqaan Suuq-geynta Dijitaalka (Digital Marketing).
20 OCT 2025
The Raage